Isambard AI
Isambard AI Dawladda Ingiriiska ayaa maanta daah furtay qalab kumbuyuutar oo awood badan (supercomputer) kana daah furtay jaamacadda Bristol ee magaalada Bristol ee Koonfurta Ingiriiska. Kumbuyuutarka oo loo bixiyey IsambardAI ayaa ah mid awood u siinaya in lagu hormariyo wax soo saarka dhinaca tekta cusub ee dalka UK gaar ahaan ogaan shaha waxyaalaha ku taxaluqa […]
