Akoono badan oo dadka facebook isticmaala oo la jabsaday
Waxaa la sheegay in in ka badan 500 milyan oo qof akoonadooda facebook iyo macluumaadkii khaaska ahaa la jabsaday. Macluumaadka la jabsaday ama la helay waxaa ka mid ah telefoonka qofka, sirta uu ku galo akoonka facebook, emailka iyo macuumaad kale oo muhiim ah. Kuwa arimaha jabsiga noocaan oo kale ah ka hadla waxay sheegayaan […]
Akoono badan oo dadka facebook isticmaala oo la jabsaday Read More »


