Website Soomaalidu ma isticmaasho mana akhrido maxaa ka run ah!..
Oraah daas ciwaanka ka muuqata ayaan marar badan la kulmay oo dad mas’uuliyiin ah igu yiraahdeen kadib markii aan ku dhiiri geliyey inay ganacsigooda ama hay’adooda shaqo u sameeyaan bog gaar u ah oo wata magaca shirkadda ama hay’adda sida www.magacganacsi.com iwm. Sababta aan is leeyahay waxa fikirkaan khaldan keenay waxa weeye dadka badankiis inaysan
Website Soomaalidu ma isticmaasho mana akhrido maxaa ka run ah!.. Read More »









