Editors Pick

Isbedelka ku dhacay sida loo helo ama loo iibsado Software (SaaS= Software-as-a-Service)

Tan iyo markii uu soo baxay internet-ku, waxaa belowday isbedel ku dhacay sida wax loo iibsado, sida wax loo raadiyo iyo guud ahaan hababka kala duwan ee loo xiriiro hadey tahay ganacsi iyo hadey tahay mid shakhsi ahba. Dhamaadkii qarnigii tegay (1997-2000) waxaa bilowday habab cusub oo loo helo ama lagu isticmaalo borogaraamada kumbuyuutarka (Software) […]

Isbedelka ku dhacay sida loo helo ama loo iibsado Software (SaaS= Software-as-a-Service) Read More »

Sistemyada SharePoint ee Microsoft oo la jabsaday (hacked)

Shirkadda weyn ee Microsoft ayaa ku eedeysay kooxo ay sheegtay inay la shaqeeyaan dawladda Shiinaha inay jabsadeen sistemkeeda SharePoint oo ah sistem lagu wada xiriiro oo shirkaduhu isugu gudbiyaan nooc yada dukumiintiyada kala duwan. Waxay shirkaddu sheegtay in qaybaha SharePoint ee ay isticmaalaan shirkadaha iyagu si gaar ah goobahooda shaqo ugu keydsada (servers) ay leeyihiin

Sistemyada SharePoint ee Microsoft oo la jabsaday (hacked) Read More »

Isambard AI

Isambard AI Dawladda Ingiriiska ayaa maanta daah furtay qalab kumbuyuutar oo awood badan (supercomputer) kana daah furtay jaamacadda Bristol ee magaalada Bristol ee Koonfurta Ingiriiska.  Kumbuyuutarka oo loo bixiyey IsambardAI ayaa ah mid awood u siinaya in lagu hormariyo wax soo saarka dhinaca tekta cusub ee dalka UK gaar ahaan ogaan shaha waxyaalaha ku taxaluqa

Isambard AI Read More »

Apple, Iphone iyo Soomaalida maxaa kala haysta.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaan arkay indhowaale aad u raadinaya inay gataan telefoonada ay samayso shirkadda Apple ee laga leeyahay dalka Maraykanka sida mobilelada Iphone-ka, Ipad iwm. Qiimaha dadku ku gadanayaan mobile-ka Apple waa inta u dhexeysa 350-450  doolar kuwa celiska ah halka  kuwa cusub  qiyaas ahaan u dhexeeyaan 600 ilaa 1,400 oo doolar ama

Apple, Iphone iyo Soomaalida maxaa kala haysta. Read More »

Internet, what?

Sometime in 1995, I went to the office of the United Nations Conference on Trade and Commerce (UNCTAD) in Bosaso city in Puntland State, Somalia, to fix a computer for one of their foreign officers. There were two men in the office, one African, to be specific, a Zambian, and the other a white Scottish

Internet, what? Read More »

6 Bots That Deliver Science and Serendipity on Twitter

Cursus iaculis etiam in In nullam donec sem sed consequat scelerisque nibh amet, massa egestas risus, gravida vel amet, imperdiet volutpat rutrum sociis quis velit, commodo enim aliquet. Nunc volutpat tortor libero at augue mattis neque, suspendisse aenean praesent sit habitant laoreet felis lorem nibh diam faucibus viverra penatibus donec etiam sem consectetur vestibulum purus

6 Bots That Deliver Science and Serendipity on Twitter Read More »