Must Read

Isbedelka ku dhacay sida loo helo ama loo iibsado Software (SaaS= Software-as-a-Service)

Tan iyo markii uu soo baxay internet-ku, waxaa belowday isbedel ku dhacay sida wax loo iibsado, sida wax loo raadiyo iyo guud ahaan hababka kala duwan ee loo xiriiro hadey tahay ganacsi iyo hadey tahay mid shakhsi ahba. Dhamaadkii qarnigii tegay (1997-2000) waxaa bilowday habab cusub oo loo helo ama lagu isticmaalo borogaraamada kumbuyuutarka (Software) […]

Isbedelka ku dhacay sida loo helo ama loo iibsado Software (SaaS= Software-as-a-Service) Read More »

Apple, Iphone iyo Soomaalida maxaa kala haysta.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaan arkay indhowaale aad u raadinaya inay gataan telefoonada ay samayso shirkadda Apple ee laga leeyahay dalka Maraykanka sida mobilelada Iphone-ka, Ipad iwm. Qiimaha dadku ku gadanayaan mobile-ka Apple waa inta u dhexeysa 350-450  doolar kuwa celiska ah halka  kuwa cusub  qiyaas ahaan u dhexeeyaan 600 ilaa 1,400 oo doolar ama

Apple, Iphone iyo Soomaalida maxaa kala haysta. Read More »