Software

Qaboojiyaashii dukaamada waaweyn ee Yurub oo la jabsaday (Hacked).

Waxaa la jabsaday qaboojiyaasha (freezers) ee supermarket-yo badan oo ku yaal wadama badan oo Yurub ah sida France, Belgium, Germany, Spain, Italy iyo kuwa kale oo badan. Wadanka ugu badan ee la sheegay in dhibta ugu weyni gaartay waa dalka Belgium oo dukaano cuntada gada oo waaweyn sida Carrefour, Delhaize, Colruyt/Spar, iyo IKEA. Sidaa si

Qaboojiyaashii dukaamada waaweyn ee Yurub oo la jabsaday (Hacked). Read More »

Alibaba oo lagu eedeeyey in tiknoolajiyadiisa lagu garto muuqaalka qofka

Alibaba oo lagu eedeeye in tiknoolajiyadiisa lagu garto muuqaalka qofka (Facial Recognition Technology) loona isticmaalo in lagu bar tilmaameedsado dadka Muslimka ee ka soo jeeda qoymiyadda Uighur see dalka Shiinaya. Shirkadda Alibaba waxay sheegtay in wararka sheegaya in tiknolajiyada noocaan ah loo isticmaalay in dadkaa lagu bartilmaameedsado ay tahay mid been ah isla markaasna ay

Alibaba oo lagu eedeeyey in tiknoolajiyadiisa lagu garto muuqaalka qofka Read More »