Computer-ka iyo Soomaalida?
Soomaalida guud ahaan meel kasta ay joogaan waxay ku hooseeyaan lahaanshaha ama gadashada kumbuyuutarka, ha ahaado ganacsade, ha ahaado qof caadi ah, waa meel kasta oo Soomaali joogto Yurub dheh, Amerika dheh, Afrikada kale dheh, Carabta dheh, meel kasta waa sidaas. Kumbuyuutarka aan ka hadlaayo waa kan qofku isticmaalo (personal computer) mid xafiis la dhigo […]
Computer-ka iyo Soomaalida? Read More »


