Meta (Facebook) oo ogolaatay inay bixiso magdhow gaaraya 18 bilyan oo doolar..

Shirkadda Meta ayaa ogolaatay inay bixiso magdhow gaareysa 18 bilyan oo doolar taas oo ka dhalatay kadib markii lagu eedeeyey inay borogaraamdeeda dhalinyaradu isticmaalan ay noqdeen kuwo dhib weyn u geysta dhalinta da’doodu ka yartahay 16 sano.  Dacwaddan waxaa keenay ugu yaraan maamulada 49ka gobol ee dalka Maraykanka. 29 Gobol oo ay hor ka cayaan

Meta (Facebook) oo ogolaatay inay bixiso magdhow gaaraya 18 bilyan oo doolar.. Read More »