PHP oo cilad baahsan laga helay

PHP oo ah borogaraam ay ku dhisan yihiin in ka badan 30 milyan oo website/boggag internet ayaa waxaa la sheegay in laga helay khalad (vulnerability) kaas oo sababi kara in kuwa internet denbiyeedka (Cyber criminals) ay ka faa’iideystaan oo jabsadaan (exploit). Ciladan ayaa timi kadib markii shirkadaha garaad gacmeedyada sameeyey ee hada caanka ah sida

PHP oo cilad baahsan laga helay Read More »