Qaboojiyaashii dukaamada waaweyn ee Yurub oo la jabsaday (Hacked).
Waxaa la jabsaday qaboojiyaasha (freezers) ee supermarket-yo badan oo ku yaal wadama badan oo Yurub ah sida France, Belgium, Germany, Spain, Italy iyo kuwa kale oo badan. Wadanka ugu badan ee la sheegay in dhibta ugu weyni gaartay waa dalka Belgium oo dukaano cuntada gada oo waaweyn sida Carrefour, Delhaize, Colruyt/Spar, iyo IKEA. Sidaa si
Qaboojiyaashii dukaamada waaweyn ee Yurub oo la jabsaday (Hacked). Read More ยป
