July 3, 2025

Alibaba oo lagu eedeeyey in tiknoolajiyadiisa lagu garto muuqaalka qofka

Alibaba oo lagu eedeeye in tiknoolajiyadiisa lagu garto muuqaalka qofka (Facial Recognition Technology) loona isticmaalo in lagu bar tilmaameedsado dadka Muslimka ee ka soo jeeda qoymiyadda Uighur see dalka Shiinaya. Shirkadda Alibaba waxay sheegtay in wararka sheegaya in tiknolajiyada noocaan ah loo isticmaalay in dadkaa lagu bartilmaameedsado ay tahay mid been ah isla markaasna ay […]

Alibaba oo lagu eedeeyey in tiknoolajiyadiisa lagu garto muuqaalka qofka Read More »

Apple, Iphone iyo Soomaalida maxaa kala haysta.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaan arkay indhowaale aad u raadinaya inay gataan telefoonada ay samayso shirkadda Apple ee laga leeyahay dalka Maraykanka sida mobilelada Iphone-ka, Ipad iwm. Qiimaha dadku ku gadanayaan mobile-ka Apple waa inta u dhexeysa 350-450  doolar kuwa celiska ah halka  kuwa cusub  qiyaas ahaan u dhexeeyaan 600 ilaa 1,400 oo doolar ama

Apple, Iphone iyo Soomaalida maxaa kala haysta. Read More »

Akoonada bangiyada shirkadda teknolajiyadda Flutterwave oo la xanibay.

Maxkamad ku taal Kenya ayaa xanibtay akoonada shirkadda Flutterwave oo ah shirkad laga leeyahay dalka Nayjeeriya kana mid ah shirkadda Afrika ee dhinaca teknolajiyadda maaliyadda ee loo yaqaan FinTech (financial technology. Hay’adda loo yaqaan ARA (Kenyan Assets Recovery Agency) ayaa tiri waxaan dalabnay in la hakiyo lacag ka badan 6.2 bilyan Kenyan shillings oo u

Akoonada bangiyada shirkadda teknolajiyadda Flutterwave oo la xanibay. Read More »